Vjosa Osmani oo loo doortay Madaxweyne cusub muddo shan sano ah (Sawirro)

Baarlamanka dalka Kosovo ayaa muddo shan sano ah xilka Madaxweynaha dalkaas u doortay haweeney Xildhibaanada Baarlamanka oo ka kooban 120 Xubnood ayaa isugu yimid kalfadhi aan caadi aheyn muddo labo maalmood ah waxayna 71 cod siiyeen haweeneyda Vjosa Osmani, oo 38 jir ah horeyna u soo noqday afhayeenka baarlamaanka, wareegii saddexaad ee cod bixinta, halka … Continue reading Vjosa Osmani oo loo doortay Madaxweyne cusub muddo shan sano ah (Sawirro)